Share with your friends via email

Guri ku yaal Degmada Buur-Hakaba oo Lix Al-shabaab ah ay isku qarxiyeen Xili ay ciidamada Howlgal wadeen

Wararka ka imaanaya Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in lix nin oo ka tirsan Al-Shabaab ay isku qarxiyeen duleedka Buur-Hakaba, markii guri ay ku diyaarinayeen waxyaabaha qarxa lagu weeraray.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip