Ciidanka Xoogga Dalka oo kuguuleeystay inay ciribtiraan Bucad dhibaato kuheeysay Shacabka kudhaqan degaano hoosyimaado magaalada Jowhar.

0
Sunday May 02, 2021 - 20:33:07 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 48
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo kuguuleeystay inay ciribtiraan Bucad dhibaato kuheeysay Shacabka kudhaqan degaano hoosyimaado magaalada Jowhar.

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal amni xaqiijin ah kasameeyay degaano hoosyimaado magaalada jowhar ee xarunta doowlada goboleed hirshabeele.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal amni xaqiijin ah kasameeyay degaano hoosyimaado magaalada jowhar ee xarunta doowlada goboleed hirshabeele.

Ujeedka howgalka ayaa baacsiga burcad dhibaato kuheeysay shacabka kudhaqan degaanadaasi hoosyimaado magaalada jowhar waxeeyna gacanta kusoo dhigeen qaar kamdi ah burcadii ay baadi goobayeen.

Howlgalka oo ay sameeyeen Guutada 3-aad Qeybta 27-aad Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxeey kasameeyeen degaanada caliwarabey, gumarey, morajido, gololeymobley, sarsare cadaga, madaxgise, oo hoosyimaado magaalada Jowhar.

Howlgalka waxaa hoggaaminayay abaanduulaha Guutada 3-aad Gaashaanle Xuseen Fagaaso iyo Taliyaha Howlgalinta Guutada Dhamme Ismaaciil Kuuloow Tuure,waxeey Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegeen inay kuguuleeysteen inay ciribtiraan burcadii dhibaatada kuhayay shacabka kudhaqan degaanadaasi hoostaga magaalada jowhar ee gobolka shabeelah dhexe.

Ciidanka xoogga dalka iyagoo kuguda jira dagaalka kadhanka ah maleeshiyaadka al-shabaab ayay dhinaca kuguda jiraan kahortaga waxkasta oo Qatar ku ah amaanka Ummadda Soomaaliyeed




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip