Ciidanka Xoogga Dalka oo gobolka Shabeelaha hoose kudilay in kabadan 10 maleeshyaad katirsan Al-shabaab.

0
Tuesday April 27, 2021 - 21:19:43 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo gobolka Shabeelaha hoose kudilay in kabadan 10 maleeshyaad katirsan Al-shabaab.

    Ciidanka Xoogga Dalka ayaa jab xoogan gaarsiiyay maleeshiyaad katirsan al-shabaab oo isku uruursanayay tuulada ugunji oo hoostagta degaanka janaale ee gobolka shabeelaha hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa jab xoogan gaarsiiyay maleeshiyaad katirsan al-shabaab oo isku uruursanayay tuulada ugunji oo hoostagta degaanka janaale ee gobolka shabeelaha hoose.

Ciidanka ayaa kawarhelay in tuuladaasi ugunji ay joogaan maleeshiyaad katirsan al-shabaab kuwaasi oo oo shacabka janaale umaleegayay dhagar balse ciidanka ayaa durba kubaxay waxaana halkaasi ay kudileen 11 maleeshiyaad ah iyadoo dhaawaceen 15-kale sidookale ciidanka xoogga ayaa halkaasi kugubay gaari cabdibile ah oo uu saarnaa qori dhashiiko ah oo ay wateen argagixisada sida ay Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegeen saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee kusugan degaanka janaale ee gobolka shabeelaha hoose.

Saraakiisha ayaa intaasi kudaray inuu jiro qasaare intaasi kabadan oo lagaarsiiyay argagixisada balse ay dib kasoo sheegi doonaan

Ciidanka ayaa weli waxeey kujiraan hwolgal ay kubaadi goobayaan maleeshiyaadk firxadka ah ee argagixisada al-shabaab.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip