MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WADAHADALLO MIRO DHAL AH LA YEESHAY DHIGGIISA DALKA KENYA
Muqdisho, Luulyo 15. 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka labada dal iyo mustaqbalka iskaashiga labada shacab ee dariska…DEG DEG ciidanka Xoogga dalka oo cawa jab xooggan gaarsiiyay Kooxda Argagixisada Al-shabaab
DEG DEG: Ururka 83-aad, guutada 14October ee Xoogga dalka ayaa deegaanka Janaale Caawa jab xooggan ku gaarsiiyay xubno katirsan Argagixisada oo isku dayay inay soo weeraraan deegaanka.MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH OO KULAN XOG-WARRAN AH LA QAATAY GUDDIGA WAALIDKA CIIDAMADA ERETERIYA TABABBARKA UGU MAQAN
Muqdisho, Luulyo 13, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xog-warran ah la qaatay qaar ka mid ah waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tababbarka u jooga dalka Ereteriya, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay uu ugu tegay booqasho uu xaaladdooda…DEG DEG Ciidanka NISA oo gacanta ku dhigay walxaha qarxa iyo Raggii watay.
Ciidanka Gaarka ah ee Nabad Sugida ayaa howlgalo qorshaysan ka sameeyay daafaha magaalada iyo degmooyinka Hilwaa iyo Kaxda ee magaalada Muqdisho.Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Booqasho ku tagay Dalka Rwanda
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, oo safar shaqo ku jooga dalka Rwanda, ayaa waxa halkaas soo dhoweyn diirran ugu sameeyey Taliyaha Ciidanka Booliska Dalka Rwanda Dan Munyuza, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ah ee Booliska Labada Dal.MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY CUTUBYO KA TIRSAN CIIDANKA BADDA EE TABABBARKA U JOOGA DALKA ERETERIYA
Asmara, Luulyo 11, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda Soomaaliyeed ee tababbarka u jooga dalkaas.Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka sameeyay degaanno hoostaga Gobolka Gedo
Ciidamada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa howlgallo ka dhan ah Argagixsada AL-Shabaab ka sameeyay degaano hoostaga degmooyinka Dooloow iyo luuq ee Gobolkaasi Gedo.Madaxweynaha JFS oo dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ku joogay dalka Turkiga, ayaa galabta ka soo degay garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO MADAXWEYNE RECEP TAYYIP ERDOGAN OO KULAN QODOBO MUHIIM AH LOOGA HADLAY YEESHAY
Ankara, Luulyo 06, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey xarunta madaxtooyada Turkiga ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdogan.Madaxweynaha JFS oo sidiiran loogu soodhaweeyay madaxtooyada Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo dhaweyn maamuus sare leh loogu sameeyay qasriga madaxtooyada Turkiga ee Ankara, halkaas oo uu salaan sharaf uga qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Turkiga , waxaana loo riday 21 madfac oo…In Kabadan 60 Maleeshiyaad Katirsan Al-shabaab oo Lagu Dilay Degaanka Baxdo.
Maleeshiyaadka Nabadiidka Al-shabaab ayaa saaka aroornimadii weerar ku soo qaaday degaanka Baxdo ee gobolka Galguduud shacabka degaanka ayaa iska caabiyay Argagixisada iyadoo ay gaarsiiyeen khasaare xoogan waxeeyna ka dileen maleeshiyaad badan.MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KALA HADLAY BANGIGA ADDUUNKA XOOJINTA TAAGEERADOODA SOOMAALIYA.
Muqdisho, Juun 16, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Marwo Kristina Svensson ayaa kala hadlay xoojinta wadashaqeynta Bangiga Adduunka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.Horjooge ka tirsam Nabadiidka Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka
Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Mid ka Mid Ah Kooxda Nabadiidka Alshabab oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Baraka Xasan oo Magaciisa Afgarashadiisu ay tahay(Lagooye) ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.Ogeeysiis:Taliska Ciidanka Xoogga Dalka wuxuu qaadanayaa Layli Sargaal iyo Layli Sargaalxigeen,
Ogeysiis :-Fursad CiidannimoCiidanka NISA oo soo bandhigay shaqsiyaad ka soo goostay kooxda Argagixisada
Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ku soo bandhigay dhagar-qabayaal ka soo goostay kooxda Argagixisada oo gacanta Dowladda isku soo dhiibay.Horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab oo lagu dilay gobalka Galgaduud
Howlgal qorsheysan oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay Deegaanka Shurufle ee bariga gobolka Galgaduud ayaa lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Al shabaab.Xuska 1-da May ee maalinta Shaqaalaha Dunida
Madaxda iyo shucuuubta dalalka dunida ee ku bahoobay ama ku mideysan hey'adda Qaramada Midoobay ayaa maantta u dabbaaldegay munaasabadda1-da Mayoo ku beegan xuska sanadguurada 103-aad ee ka soo wareegatay aasaaskii ururka caalamiga ah ee shaqaalaha dunida ILO (International labour Organisation)…Ciidamada xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku bur buriyay fariisimo Al-Shabaab
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska xoogga dalka ee DANAB, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay dhulka howdka ah ee hoostaga deegaanada Leego iyo Jameeco oo ka wada tirsan gobolada Shabeellaha hoose iyo Baay.TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA OO GUDDOOMIYEY SHIR LOOGA HADLAYEY ADKAYNTA AMNIGA DALKA
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta Xarunta Akadeemiyada Ciidanka Booliska ee Janaraal Kaahiye, shir kula qaatay saraakhiisa sarsare ee Ciidanka Booliska. Shirkaas oo ay ka soo qayb galeen Taliye Ku-xigeenka Koowaad ee Ciidanka Booliska, Taliyeyaasha…
