Wararka

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku fulisay askari "SAWIRRO"

0 Visits: 1189 | Sunday January 03, 2016 - 14:47:54
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku fulisay askari ka tirsanaa ciidanka Nabadsugidda, kaasi oo horey u dilay qof rayid ah.

Read More »

Wasiirka Amniga oo ciidanka ku bogaadiyay howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab

0 Visits: 881 | Sunday January 03, 2016 - 14:45:44
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirasaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in ciidamada qalabka sida ay ku guuleesteen ka hortaga weeraro dhowr ah oo Argagixisada ka geysan rabtay qeybo ka mid ah dalka.

Read More »

Askari: "Waa halyeeyga sanadka"

0 Visits: 1049 | Sunday January 03, 2016 - 14:43:26
Sanadkasta waxaa uu maskaxda noolaha uga tagaa sheekooyin isugu jira farxad iyo murugo, kuwaas oo ugu soo noqnoqda xusuusata hadba sida ay usaamayso ama hadaan sikale udhigo qofkasta waxaa maankiisa ku hara dhacdada u ujoogay ama looga sheekeeyay ee isaga la culus.

Read More »

Wasiirka Maareeye "Halyeeyga sanadkii tegay waxaan u aqoonsanay askariga Soomaaliyeed"

0 Visits: 819 | Sunday January 03, 2016 - 14:41:24
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in daraasad ay sameysay Wasaaradda Warfaafinta

Read More »

Munaasabad lagu soo dhaweeynayay Musharrax C/raxmaan Cadoow oo Maanta lagu Qabtay Beledweyne "Sawirro"

0 Visits: 851 | Friday January 01, 2016 - 20:10:15
Munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay Musharaxa Madaxweynaha maamul-goboleedka loo dhisayo Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada dhexe C/raxmaan Xuseen Caddoow ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.

Read More »

Barlamanka oo ansixiyay ku talagalka miisaaniyadda dowladaa ee sanadka 2016-ka

0 Visits: 790 | Thursday December 31, 2015 - 23:31:07
Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyay ku talagalka Miisanaiyadda Qaranka ee sanadka 2016-ka kaddib kulan ay mudanayaashu maanta ku yeesheen xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Madaxweynaha "Ciidamada waa inay adkeeyaan ku dhaqanka anshaxa iyo dhowrista qawaaniinta" "Sawirro"

0 Visits: 840 | Thursday December 31, 2015 - 23:21:57
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley shirka toddobaadlaha

Read More »

Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ahna madaxweynaha soomaliya oo manta ka qeyb galey kulanka khamiis la'ah ee Taliska ciidanka xoogga dalka soomaaliya+sawiro

0 Visits: 920 | Thursday December 31, 2015 - 19:34:05
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley shirka toddobaadlaha ee Ciidammada Qalabka Sida oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Taliyaha ciidanka xooga dalka oo booqdey xarunta naadiga horseed ee ciidanka xooga dalka xili uu manta muqdisho kusoo laabtey

0 Visits: 983 | Sunday December 27, 2015 - 15:23:44
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed iyo wafdi uu hogaamiyay oo socdaal hal cisho qaatay ku tegay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose, isla markaana u kuurgalayay xaaladaha ay ku shaqeeyaan ciidanka xoogga dalka ayaa maanta dib ugu soo laabtay…

Read More »

Dowlada Uganda Oo Markii Ugu Horaysay Soomaaliya Usoo Diraysa Ciidan Dhanka Cirka Ah

0 Visits: 847 | Sunday December 27, 2015 - 14:04:20
Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday qorshe ay dooneyso inay Soomaaliya ugu soo dirto ciidamo dhinaca cirka ah oo ka qeyb qaata howl galka Midowga Afrika ee AMISOM.

Read More »

gudoomiyaha maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada oo gaaray Beledweyne

0 Visits: 933 | Sunday December 27, 2015 - 09:41:57
Gudoomiyaha maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada Qalabka sida oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka XDS ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Read More »

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo sheegtay in tallaabo adag ay ka qaadayso ciddii lagu helaa inay ka qeyb qaadatay dagaal beeleedyadii ka dhacay Gobolka Hiiraan.

0 Visits: 771 | Sunday December 27, 2015 - 09:41:57
Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida Gaashaanle Dhexe Xasan Cali Nuur Shuute ayaa tilmaamay in maxkamadda ay sameyneyso baaritaanno dheeraad ah oo ku saabsan in ciidanka dowladda ay ku luglahaayeen dagaal beeleedyo ka dhacay qaar ka mid ah gobollada dalka, gaar ahaan tan…

Read More »

Taliyaha ciidanka xooga dalka oo lagu soo dhaweeyay magaalada kismaayo

0 Visits: 820 | Saturday December 26, 2015 - 12:47:07
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose halkaasi oo ay kulan kula leeyihiin Madaxda maamulka Jubbaland.

Read More »

Kooxda Horseed oo usbuuc gudihiis ku guuleysatay 2-koob, kaddib markale ay jug u celisay Heegan oo ay ka qaaday Super Cup

0 Visits: 929 | Thursday December 24, 2015 - 19:22:02
Kooxda kubada cagta ee Horseed oo hoostagta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ku guuleysatay koobka Super Cupka kadib markii ay rigoorayaal ku garaaceen Kooxda Heegan oo oo iyana hoostagta Ciidanka Boliiska Soomaaliyaa oo ciyaar goor dhaw kusoo dhamaatay garoonka Benaadir Stadium ee Muqdisho.

Read More »

Madaxweynaha koofur galbeed oo askar tababar ugu soo xirey Buur-hakaba

0 Visits: 895 | Thursday December 24, 2015 - 19:14:04
Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wefdi oo hogaaminaayo ayaa maanta gaaray degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay, wefdiga madaxweynaha ayaa waxaa kamid ah

Read More »

Wasiirka amniga gudaha oo la kulmay dhigiisa Masar

0 Visits: 835 | Thursday December 24, 2015 - 19:10:34
Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Masar Magdy Abdel Ghaafar ayaa xafiiskiisa magaalada Qaahira ku qaabiley wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya ayagoo ka wada hadlay arimaha la dagaalanka argagaxisada sida ay soo warisay majalada Al-Ahram ee dalkaasi ka soo baxda.

Read More »

Madaxweynaha iyo wafdi la socday oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

0 Visits: 849 | Wednesday December 23, 2015 - 17:26:03
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmihii dambe ku sugnaa magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho.

Read More »

Abaanduulaha Ciidamada Gaashaandhigga Talyaaniga oo booqasho ku yimid Muqdisho "Sawirro"

0 Visits: 888 | Wednesday December 23, 2015 - 17:23:11
Abaanduulaha Ciidamada Gaashaandhiga Talyaaniga Maj. Gen. Claudio Graziono ayaa maanta booqasho hal cisho ah ku yimid magaalada Muqdisho, isagoo kulamo la qaatay Ra'iisul Wasaaraha,

Read More »

Shabaab oo laga saaray Tuulooyin ku yaalla galbeedka Magaalada Kismaayo

0 Visits: 856 | Wednesday December 23, 2015 - 17:20:56
Howlgal ay maanta qaadeen Ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo warramayaa in la Gula wareegay deegaanno ku yaalla Galbeedka Magaalada Kismaayo.

Read More »

Xassan Sheekh oo amar ka soo saaray ammniga gobolka Hiiraan

0 Visits: 874 | Wednesday December 23, 2015 - 07:57:54
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo maalintii sedexaad ku sugan magaalada Beledweyne ayaa amar adag ka soo saaray xaalada ammniga guud ahaan gobolka Hiiraan, gaar ahaan magaalada Beledweyne

Read More »