Wararka

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya OO Maalintii labaad ku sugan Dalka Turkiya

0 Visits: 1144 | Wednesday January 13, 2016 - 09:05:49
Daawo Sawirada Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/Gaas Maxamed Sh Xasan Xaamud oo ku sugan Dalka Turkiya kulamo la qaatey saraakisha Booliska Dalka Turkiya.

Read More »

Wasiir abdullaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir oo la kulmay safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya

0 Visits: 1185 | Monday January 11, 2016 - 13:36:18
Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir ayaa Manta la kulmay Qunsulka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Cuthman, Labada masuul ayaa ka wada hadlay sidii labada dowladood ay iskaashi ugu yeelan lahaayeen horumarinta Garsoorka.

Read More »

Taliyihii hore ee ciidanka jabuuti korneel Cismaan Dubad oo kulan sagootin ah loogu sameeyay gobolka hiiraan

0 Visits: 1004 | Monday January 11, 2016 - 10:48:13
Taliyihii Hore Ee Ciidamada Hiil Walaal Ee Dowlada Jabuuti korneel Cismaan Dubad Ayaa Sheegay Inay Mar Walba Garabtaaganyihiin Walalahooda Soomaaliyeed Isagoona Bogaadiyay Ciidanka XDS Sida Qaranimo Ay U Difaacayaan Dalkooda Hooyo .

Read More »

Taliska nabad galyada wadooyinka oo sheegey in si sharci dara ah aan loo wada karin gawaarida

0 Visits: 1138 | Monday January 11, 2016 - 10:48:13
Taliyaha nabad galyada wadooyinka ee taafikada ali maxamed ali ayaa bulshada ku dhaqan magaalada muqdisho dagniin adag u direy dadka gawaarida ku dhax wadto magaalada muqdhisho aan si sharci la aan ah ay wadi Karin gawaarida.

Read More »

Madaxweyne xasan sheeq maxamud oo ka qeyb galey munaasabada 46 sanaguuradii kasoo wareegatey hay ada nabad sugidaiyo sirdoonka qaranka+sawiro

0 Visits: 869 | Sunday January 10, 2016 - 20:10:11
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo u dabaaldegayaa sannad guuradii 46-aad tan iyo markii dhidibada loo taagey.

Read More »

Madaxweynaha oo ansixiyay sharciga saxaafada

0 Visits: 962 | Sunday January 10, 2016 - 20:10:11
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii shalay ee Sabtida (09 Jan, 2016) saxiixay sharciga saxaafadda dalka ee ay dhawaan ansixiyeen golaha shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Gudoomiye jawaari oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid xildhibaan Xuseen Warsame Samatar

0 Visits: 955 | Sunday January 10, 2016 - 20:10:11
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xildhibaannada, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga dastuurka ee Baarlamaanka Marxuum Xuseen Warsame Samatar…

Read More »

Madaxweynaha soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahed ee ku timid xildhibaan Xuseen Warsame Samatar

0 Visits: 928 | Sunday January 10, 2016 - 20:10:11
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii, Baarlamanka Federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed, geeridii ku timid Marxuum Xuseen Warsame Samatar oo ka tirsanaa Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Madaxweyne xasan sheeq oo sheegay in dowladda Iiraan ay falal amniga iyo xasiloonida Soomaaliya lagu carqaladeynayo faraha kula jirtey,dowlada Iiraan

0 Visits: 874 | Sunday January 10, 2016 - 20:10:11
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda Iiraan ay falal amniga iyo xasiloonida Soomaaliya lagu carqaladeynayo faraha kula jirtey, sababtaasi awgeedna ay Dowladda Federaalka Soomaaliya xiriirka ugu jartey.

Read More »

WASIIRKA DIINI OO MUQDISHO KU QAABILEY XUBNO KA SOCDEY WASAARADA DIFAACA Boqortooyada Ingiriiska

0 Visits: 1048 | Sunday January 10, 2016 - 12:35:10
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa Muqdisho ku soo dhaweeyey Saraakiil sare oo ka socota Wasaaradda Difaaca Boqortooyada Ingiriiska oo hoggaaminayo Gen John Lorimer. Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Saraakiisha Britain taageerada xoogan ee dawladdoodu ay la garab…

Read More »

Madaxweyne xasan sheeq oo sheegey in toddobaadkan ay dowlada horkaceyso kulamo muhiim ah oo siyaasadda dalka lagu gorfeynayo

0 Visits: 853 | Sunday January 10, 2016 - 12:35:10
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa toddobaadkan horkici doonta kulamo iyo shirar muhiim u ah baahinta xukunka, dib u heshiisiinta iyo Hiigsiga 2016.

Read More »

TALISKA SALDHIGA DEGMADA JOWHAR EE GOBOLKA SHABEELAHA DHEXE OO SHACABKA DEGMADA UGU BAAQEY IN AY SOO DHAWEYEEN WAFUUDA KA QEYB GALEYSO SHIRKA MAAMUL U SAMEEYNTA GOBOLADA HIRAAN IYO SHABEELAHA DHEXE

0 Visits: 1218 | Saturday January 09, 2016 - 10:40:41
Taliska saldhiga degmada jowhar ayaa ka warbixiyay xlda degmada jowhar ee gobolka shabeelaha dhexe oo dhawaan lagu qaban doono shirka maamul u sameynta gobolada hiraan iyo shabeelaha dhexe.

Read More »

TALIYHA GUUD EE CIIDAMADA QALABKA SIDA AHNA MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO KA QEYB GALEY SANAD GUURADII LABAAD EE KASOO WAREEGATEY MADAXWEYNE GAAS

0 Visits: 984 | Saturday January 09, 2016 - 10:40:41
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeybgalay xuska sanadkii labaad ee uu xilka hayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, kaasi o ay ka qeyb galeen mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka ah, maamulka Puntland…

Read More »

CIIDAMADA XOOGA DALKA OO DILEY HORJOOGE AJANABI

0 Visits: 917 | Saturday January 09, 2016 - 10:40:41
Gudoomiyaha degmada teyeglow ee gobolka bakool Maxamed cabdalla xasan oo la Hadley idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegey in ciidamada xooga dalka ay howlgal ay ka sameeyeen degmada teyeglow ee gobolka bakool ay ku fureen wadooyinkii ay godoomiyeen maleyshiyada Kooxda shabaab

Read More »

Afhayeenka Baarlamaanka soomaaliya mudane maxamed sh ismaan jawaari uu wehliya Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb+sawiro

0 Visits: 920 | Friday January 08, 2016 - 08:27:24
Afhayeenka Baarlamaanka waxaa wehliya Guddoomiye ku xigeenka Labaad eeGolaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad, 25 Xildhibaan oo katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Xildhibaanno ka tirsan baarlmaanka dowlad goboleedka Galmudug waxaana garoonka diyaaradahamagaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyey…

Read More »

Dowlada Turkiga oo xarun militiri ka sameynaysa gudaha Soomaaliya

0 Visits: 1058 | Friday January 08, 2016 - 08:27:24
Turkiga ayaa bilaabay dhismaha saldhiga militiri oo uu ku yeelanayo Soomaaliya taas oo qeyb ka ah balan qaadkii oo horey u sameeyay kaas oo ahaa in uu dowladda Soomaaliya ka taageeri doono dhismaha iyo tayaynta ciidanka qalabka sida ee dalka, sida laga soo xigtay diblomaasi sare oo Turkiga ah.

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo xiriirka u jartay dowladda Iiraan

0 Visits: 1056 | Friday January 08, 2016 - 08:27:24
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra'iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumada Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyada oo looga hadlay qodobo kala duwan kuwaasoo ay ka mid aheyd Xiriirka Dowladda Soomaaliya…

Read More »

Madaxweyne Xasan Shiikh oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Bosaso+sawiro

0 Visits: 1081 | Thursday January 07, 2016 - 21:43:48
Waxaa garoonka ku soo dhaweeyey madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Maamulka Gobolka Bari, Kan degmada Bosaso, bulshada qeybaheeda kale duwan iyo madax kale oo magaalada Boosaaso u jooga ka qayb galka munaasabada furitaanka Garoonka Bosaso.

Read More »

Guddoomiye Watiin" Ciidamo Gaar ah ayaan U sameynay Amniga Beydhabo"

0 Visits: 876 | Wednesday January 06, 2016 - 11:16:57
Guddoomiyaha Magaalada Beydhabo ee Gobolka Baay Mudane C/llahi Cali Watiin oo la hadlayey Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay dajiyeen Qorsheyaal lagu sugayo Amniga Magaalada Baydhabo, isagoo Xusay in ay Diyaariyeen Ciidamo Gaar ah oo loogu tala galay in ay sugaan Amniga Beydhabo.

Read More »

Boqollaal ka tirsan Ciidamada Itoobiya ee Howl-galka AMISOM oo Maanta Gaaray Kismaayo

0 Visits: 974 | Sunday January 03, 2016 - 14:54:03
Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa goordhow kasoo dagay ku dhawaad 250 askari oo ka socda Itoobiya, kuwaa oo qeyb ka noqon doona howlgallada ciidamada Midowga Afrika ay ka wadaan Soomaaliya.

Read More »