Wararka

DEG DEG: DIYAARAD RAKAAB WADEY OO DAB QABSADEY

0 Visits: 768 | Tuesday February 02, 2016 - 13:05:28
Wararka aan ka heleyno Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Ee Aadan Cadde ayaa sheegaya in Diyaarad ay leedahay Shirkadda Duulimaadka Ee Daallo Arline uu dab ku qabsaday Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho.

Read More »

Wasaarada Gashaandhiga Dalka Kenya Oo Sheegtay In Hawlgal Ay Ka Sameeyeen Xuduudka Kenya Iyo Soomaliya Ay Ku Dileen Maleeshiyaad Ka Tirsan Kooxda Alshabaab

0 Visits: 745 | Tuesday February 02, 2016 - 13:05:28
Wasaaradda gaashaandhigga Kenya ayaa sheegtay in afar ka tirsan Maleyshiyada Kooxda Al-Shabaab lagu dilay howlgal ay ciidamada Kenya ka sameyeen xududda Soomaaliya.

Read More »

Hayada caafimaadka aduunka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano WHO oo sheegtay in loo baahan yahay in cudurka Zika virus uu hada noqday mid khatar ku ah caalamka, si baaxadlehna ugu fiday dalalka Latinka loona baahanyahay in la sameeyo iskaashi heer caalami si looga hortago.

0 Visits: 1020 | Tuesday February 02, 2016 - 13:05:28
Talooyinka kasoo baxay WHO ayaa waxaa kamid ahaa in si kahortag ah loola dagaalamo ama lagu baabi'iyo nooca kaneecada ee cudurkan faafisa, tilaabadaasi oo ah qaabka kaliya ee looga hortagi karo faafida cudurkan.

Read More »

TALISKA NABAD GALYADA WADOOYINKA OO SOO SAAREY AMARO AY UGA HOR TAGAYAAN SHILALKA

0 Visits: 970 | Tuesday February 02, 2016 - 11:41:25
Taliyaha ciidanka nabad gelyada wadooyinka ee loo yaqano taraafikada Gaashaanle sare ali shariif oo wareysi gaar ah siiyay idaacada ciidamada ayaa dhaqan galiyay in bulshada soomaliyeed aay qaataan documentiyo dhameystiran isla markaana ay shacabka soomaliyeed u hogaan samaan awaamiirta taliska nabad…

Read More »

TALIYAHA GUUD EE CIIDAMADA QALABKA SIDA AHNA MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA MUDANE XASAN SHEEQ AYAA KA HADLEY INTII UU KU SUGNAA ETHOPIA KULUMADII UU LA QAATEY MADAXDA BEESHA CAALAMKA

0 Visits: 808 | Tuesday February 02, 2016 - 11:41:25
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ahna Taliyaha Guuud ee Ciidamada Qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kaga soo qeybgaley Shir Madaxeedkii 26-aad ee Midowga Afrika.

Read More »

Taliska booliska qeybta guud ee gobolka banaadir oo diyaariyay qorshayaal lagu sugayo amniga guud ee gobolka banaadir.

0 Visits: 855 | Tuesday February 02, 2016 - 11:10:11
Ka dib bur burkii dalka ku dhacay ayaa waxaa soo noqonaya wada shaqeytii laamaha amaanka iyo shacabka soomaaliyeed ee ka dhaxeysey kulan uu soo qaban qabaayiyay taliska qeybta guud ee ciidamada booliska gobolka.

Read More »

Shir Madaxeedka 26-aad ee Midowga Afrika oo ka furmay Addis Ababa

0 Visits: 892 | Saturday January 30, 2016 - 18:18:07
Shir Madaxeedka 26-aad ee Midowga Afrika ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Addi Ababa ee xarunta dalka Ethiopia, kaasi oo diiradda lagu saarayo colaadaha ka aloosan dalalka Burundi iyo Koonfuurta Suudaan.

Read More »

Waxqabadka Dawladda isbuucii la soo dhaafay "SAWIRRO"

0 Visits: 1024 | Saturday January 30, 2016 - 18:15:59
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.

Read More »

dhalinyaro is abaabulay oo xoola dhaqata ah Oo dagaal kala hor tagay Al shabaab

0 Visits: 987 | Saturday January 30, 2016 - 18:11:03
Wararka uu Radio Muqdisho ka helayo deegaanada Miiga ah ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay dhalinyaro is abaabulay oo xoola dhaqata ah in ay dagaal kala hor tageen Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al shabaab

Read More »

Hawlgal lagu soo qabtay Hub iyo Maleeshiyaad oo Ceelasha biyaha laga Sameeyay"Sawirro"

0 Visits: 1254 | Friday January 29, 2016 - 19:06:30
Hawlgalkaan oo ay si wadajir ah u sameynayeen Ciidanka hay'adda Nabad Sugidda Qaran ee NISA, Booliska, Militariga, iyo kuwa Amissom ayaa xalay waxa ay ka sameeyeen Deegaanka Ceelasha Biyaha, Degmada Lafoole ee gobolka Shabeelaha Hoose,

Read More »

Ban-ki Moon oo soo dhaweeyay go'aankii madasha wadatashiga qaran

0 Visits: 932 | Friday January 29, 2016 - 19:02:26
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa ku bogaadiyey Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada heshiiski ay shalay ka gaareen habka lagu soo dhisayo baarlamaanka cusub ee dalka uu yeelan doono sanadkaan 2016.

Read More »

Shacabkii Liido lagu laayay Miyaan Iloobi karaa? Faalo

0 Visits: 870 | Friday January 29, 2016 - 19:00:32
Waxay ahayd, habeen Jimca ah, 21 kii January oo ku beegneyd todobaadkii ina dhaafay, qaar badan oo ka mid ah dadkii ku sugnaa, Maqaayadda uu Weerarka ka dhacay ee Liido

Read More »

Abanduulaha Ciidanka XDS oo kormeeray ciidamada ka howlgala degmada Mahadaay+Sawirro

0 Visits: 964 | Wednesday January 27, 2016 - 00:57:07
Abanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed S/Guuto Cali-baashi Maxamed oo muddooyinki ugu dambeeyay kormeraayay Ciidamadda XDS ee ka howlgala gobolka Shabellada Dhexe ayaa maanta booqday farisimooyin ay ciidanku ku leeyihin degmada Mahadaay.

Read More »

Kulank loogu duceynayay Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif laguna taageerayay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Oo Muqdisho Lagu Qabtay "Sawirro"

0 Visits: 1085 | Tuesday January 26, 2016 - 19:34:38
Kulankani oo loogu duceynayay Allaha u naxariistee Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo 3-dii janaury ee sanadkani ku geeriyooday magaalada Beledweyne, islamarkaana laguna taageerayay go'aamada

Read More »

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo la kulmay Taliyaha Ciidamada lugta ee dalka Sweden

0 Visits: 909 | Tuesday January 26, 2016 - 17:35:38
Taliye oo kulan gaar ah ku yeeshay Xarunta Wasaaradda Difaaca, ayaa ka wada hadlay xoojinta taageerada ay dawladda Sweden siiso Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Cumar " Cabdi Xaaji Goob-doon wuxuu ahaa tiir ay tabi doonaan guud ahaan dadka Soomaaliyeed".

0 Visits: 1021 | Tuesday January 26, 2016 - 17:35:38
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Ruug-cadaagii Saxaafadeed Marxuum Cabdi Xaaji Goob-doon oo ahaa La-taliyaha R/Wasaaraha ee Arrimaha Saxaafadda, sidoo kalana ahaa shaqsi…

Read More »

Guddoonka Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerrida Marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon

0 Visits: 905 | Tuesday January 26, 2016 - 14:28:28
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, carruurta, bahda saxaafadda iyo guud ahaanba Shacabka Soomaaliyeed oo uu uga tacsiyadeeyey geerrida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariistee marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon oo la taliye u ahaa Guddoonka…

Read More »

Madaxweynaha: "Marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon waxaa uu ahaa hawlkar waddankiisa wax badan u qabtey''

0 Visits: 788 | Tuesday January 26, 2016 - 14:28:28
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Cabdi Xaaji Gobdon oo ahaa La Taliyaha Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha dhanka arrimaha warfaafinta.

Read More »

Madaxweynaha oo Muqdisho ka furay shir gaar ah oo qeyb ka ah Madasha Wadatashiga Qaranka+Sawirro

0 Visits: 934 | Monday January 25, 2016 - 20:14:28
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ka furey shir gaar ah oo qeyb ka ah Madasha Wadatashiga Qaranka, kaas

Read More »

Madaxweynaha oo magacaabey Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad ee maamulka gobolka Banaadir

0 Visits: 832 | Monday January 25, 2016 - 20:05:57
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saarey xeer uu ku magacaabayo Mudane Ismaaciil Macallin Cabdi Guure oo

Read More »