0 Visits: 836 |
Wednesday March 02, 2016 - 12:51:11
Ciidamadda Xoogga Dalka ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, iyagoo Maleeshiyaad ka tirsan UGUS uga soo qabsadeen hub iyo Gaadiid.
0 Visits: 880 |
Wednesday March 02, 2016 - 12:51:11
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay go'aamadii ka soo baxay Golaha Wasiirada ee la xiriiray amniga magaalada Muqdisho.
0 Visits: 1424 |
Tuesday March 01, 2016 - 16:04:08
Waa Todoba Carruur ah oo ka kooban afar gabdhood iyo sedax wiil waxa ay deganyihiin oo ay ku nool yihiin guri ka sameysan baco iyo cowshado la isku xir xiry oo ku yaala ex-xaruntii hore ee wasaaradda Caafimaadka oo ku dhow taaladda Daljirka Daah-soon ee Magaaladda Muqdisho,waana Carruurtii ay ka geeriyootay…
Wararka aan ka heleyno deegaanka Ceelcabdi ee Gobolka Mudug ayaa ku soo warramaya in dagaal culus barqanimadii maanta uu ku dhexmaray Ciidamada maamulka Galmudug iyo maleyshiyada kooxda Shabaab.
Hay'adaha garoomada diyaaradaha dalka Kenya ayaa sheegay in garoomadooda ayyan ahayn kuwo u nugul in weerar lagu soo qaado waana isku day ay ku daji nayso bulshada wadankaasi iyadoo ay jirtay warqad laamaha amaanka wadankaasi kasoo baxay warbaahinta ay baahiyeen oo lagu sheegay jiritaanka qorshaha…
0 Visits: 786 |
Monday February 29, 2016 - 17:30:38
Waxaa goor dhaweed garoonka aadan cade ee magaalada muqdisho laga soo dajiye qaar ka mid ah dadkii ku soo dhaawac may qaraxyadii shaley ka dhacay magaalada beydhabo ee xarunta gobolka baay.
0 Visits: 707 |
Monday February 29, 2016 - 17:30:38
Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa waxuu ka dalbaday Beesha Caalamka in la kordhiyo Dhaqalaha la siinayo Hwlgalka AMISOM ee ka socda Dalka Soomaaliya.
0 Visits: 751 |
Monday February 29, 2016 - 17:30:38
Howl-gal baaritaan ah ayaa ka bilowday Magaalada Baydhabo maanta ka dib shaley oo ay magaalada ay ka dhacey qaraxyo Ciidamada Booliska ee Dowladda Soomaaliya ayaa soo qabtay ilaa 7-dhalinyaro ah oo ku sugnaa guri ku yaala Nawaaxiga Afar Irdoodka Magaalada Baydhabo halkaasi oo shalay Qaraxyo ay ka dheceen.
0 Visits: 937 |
Monday February 29, 2016 - 13:19:50
Dowlada fadareelka soomaaliya ayaa sheegtey in ay bilaabeyso wareer ka dhan ah maleyshiyada kooxda shabaab ka dib qaraxyadii ka dhacay magaaloyinka muqdisho iyo beydhabo.