Wararka

R/Wasaare Sharmaake oo ka tacsiyeeyay Wasiirkii Hore ee Caafimaadka Dr. Aadan Xaaji Ibraahim

0 Visits: 866 | Saturday March 26, 2016 - 20:00:01
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha u naxariistee Marxuum Dr Aadan Xaaji Ibraahim oo xanuun hayey muddooyinkii ugu danbeeyay u geeriyooday.

Read More »

Taariikhda Xasan Xanafi Xaaji

0 Visits: 6636 | Saturday March 26, 2016 - 19:21:15
Xasan Xanafi Xaaji, waxa uu ku dhashay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Sanadkii 1983-kii, sanadihii sagaashamaadkii ayay reerkiisu u soo guureen magaalada Muqdisho, waxa ayna degnaayeen meel dhowr mitir u jirta Suuqa Cirtoogte ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Maleyshiyaadkii al-shabaab ee dagaalkii Ciidamada Galmudug ku qabteen oo deeq iskugu jirta kabo iyo dhar oo la gaarsiiyay+Sawiro

0 Visits: 829 | Saturday March 26, 2016 - 18:01:02
Gudoomiyaha dagmada Galkacyo Xirsi Yuusuf Barre ayaa sheegey in deeqdan dharka ah ay tahay mid ay ugu talagaleen maxaabiista, maleyshiyaadkii ay soo qaldeen kooxda al-shabaab si loo ilaaliyo xuquuqda ay leeyihiin dadka lagu qabto dagaalada.

Read More »

Banaan bax looga soo horjeedo monitoring group oo muqdisho ka dhacdey

0 Visits: 822 | Saturday March 26, 2016 - 18:01:02
Dadka isu soo baxa ka qeyb galay oo u badnaa haween iyo waxgarad ayaa sitay boorar ay ku qornaayeen halku dhigyo ay ku muujinayeen sida ay uga soo horjeedaan warbixinnada been abuurka ah ee ay soo saaraan Monitoring group, waxaana halku dhigyadaas ka mid ahaa "jooji dib u celinta Ummadda Soomaaliyeed"…

Read More »

Madaxweyne Xasan sheikh oo hambalyo u direy ciidamada maamulka galmudug

0 Visits: 767 | Saturday March 26, 2016 - 12:33:34
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in iskaashi iyo wadashaqeyn buuxa oo dhexmara shacabka iyo maamullada dalka ka jira uu soo dedejin karo in la jabiyo kooxda nabadda ka soo horjeedda ee Al Shabaab.

Read More »

Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida oo maanta go aan rasmi ah ka gaareyso Xasan xanafi xaaji

0 Visits: 816 | Saturday March 26, 2016 - 07:47:27
Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta go aan rasmi ah ka gaari doonto dilaaga wariyaha Xasan Xanafi xaaji oo loo heesto in uu ka dambeeyo dilal loo geestey wariyaal fara badan.

Read More »

Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku ridey Xasan xanafi'''Dhageyso''''

0 Visits: 1175 | Saturday March 26, 2016 - 07:47:27
Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah ku diray Xasan Xanafi kadib markii uu racfaan ka qaatay xukunkii dilka ah ee ay ku riday maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada..

Read More »

R.wasaare Cumar iyo wafidi uu hogaaminayo oo Gaaray Garoowe.

0 Visits: 907 | Friday March 25, 2016 - 16:07:11
R.wasaaraha Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Cumar C.rashiid Cali Sharmarke iyo wafidi oo horkacyo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Gobaleedka Puntland.

Read More »

Wasiirka Difaaca Kenya oo Suaalo laga weydiinayo weererkii ceel cade oo Kenya looga diley ciidamo fara badan

0 Visits: 764 | Friday March 25, 2016 - 13:40:46
Xildhibaanmada dalka Kenya ayaa su'aalo la xariira khasaaraha askarta Kenya weerarkii Ceel-Cadde weydiiiyay wasirka gaashaandhiga dalkaasi Raychelle Omamo iyo saraakiil oo kale oo ciidan.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhameestirayo Heshiiskii dhawaan ay wada gaareen Reysal wasaaraha iyo Odayaasha hiraan

0 Visits: 749 | Friday March 25, 2016 - 13:40:46
Madaxaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo si weyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.

Read More »

Maamulka Galmudug oo soo bandhigtey Maleyshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab

0 Visits: 829 | Friday March 25, 2016 - 13:25:10
Mas'uuliyiinta Maamulka Galmudug ayaa maanta Koofurta Magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay 22 Maxaabiis Shabaab ah oo ay ku qabteen Dagaalkii Shalay ka dhacay Bariga Gobolka Mudug.

Read More »

Putland oo dhaqan celin u sameyneyso caruurtii ay soo qaldeen Kooxda UGUS

0 Visits: 1012 | Thursday March 24, 2016 - 15:09:30
Madaxweynaha Maamulka Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta la hadlayay ayaa waxuu sheegay in Maamulkiisa uu dhaqan celin u sameyn doono Maxaaabiis dhawaan lagu qabtay Dagaaalkii ay ciidamada maamulka putland kusoo qabteen caruurtii ay soo qaldeen kooxda ugus.

Read More »

Dowlada Kenya oo lagu deeqey diyaarado ay kula dagaasho kooxda al-shabaab

0 Visits: 816 | Thursday March 24, 2016 - 14:47:34
Dowladda Maraykanka ayaa lagu wadaa in Ciidamada Cirka ee dalka Kenya ay ku wareejiyaan illaa 5 diyaarad oo kuwa dagaalka ah gaar ahaan kuwa qumaatiga u duul ee Helicopters-ka si ay ugu dagaalamaan kooxda al- Shabaab.

Read More »

Magaalada Gaalkacyo oo lagu qabtey in kabada 156 ruux oo looga shakisan yahay Al-shabaab

0 Visits: 804 | Thursday March 24, 2016 - 14:47:34
Ciidamada Booliska Gobolka Bari ayaa howl gallo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka sameynayeen magaalada Boosaaso iyo deegaanada ku dhow dhow ku qab qabtay illaa 156 ruux oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.

Read More »

Shirka Golaha wasiirada oo maanta looga Hadley Arimaha Amniga +Sawiro

0 Visits: 828 | Thursday March 24, 2016 - 14:19:12
Ugu horayntii Wasiirka Amniga Gudaha Mudane C/risaaq Cumar Maxamed ayaa ka warbixiyey arrimaha amniga isagoona tilmaamay in dowladu ay xoojinayso howlgalka ka dhan ka ah Al-shabaab, wuxuna sidoo kale ka hadlay dagaalkii dhex-marey Ciidamadda Puntland iyo Kooxda Al-shabaab. Shirka Golaha Wasiirada ayaa…

Read More »

Daawo habka ay u dhacdey Maxkamadeyntii Koowaad Ee Xasan Xanafi oo maanta Bilaabatay

0 Visits: 867 | Thursday March 24, 2016 - 14:19:12
Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sidda ee Soomaaliyeed ayaa maanta bilaawday dhageysigii Koowaad ee Eedeymaha loo heysto Xasan Xanafi Xaaji kadib markii oo hore racfaan uga qaatay xukun dil ah oo ay ku ridday Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada.

Read More »

Ciidamada Galmudug oo dharbaaxo Xoogan Mar kale ugeesatey Al-shabaab

0 Visits: 746 | Thursday March 24, 2016 - 13:29:23
Ciidamada maamulka Galmudug iyo maleyshiyad nafla caari ah ayaa ku dagaalamay degaanka shre ee duleedka degaanka budbud ee Barig Gobolka Mudug.

Read More »

Reysal wasaare ku xigeynka dalka oo ay wehliyaan xeer ilaaliyaha qaranka wasiiro oo kenya uga qeeb galey Qaab Dhismeedka Ciidanka Boliiska

0 Visits: 767 | Wednesday March 23, 2016 - 20:08:11
Shir looga hadlayay qaab dhismeedka ciidanka booliska soomaaliyeed oo uu ka soo qeyb galay wasiirka Amniga gudaha soomaaliya‪C/risaaqCumar Maxamed, wasiirada Amniga maamul goboledyada'Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliyeed'Taliyaha ciidanka CID-da, gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir,…

Read More »

Taliyaha booliska soomaaliya oo dib u howlgaliyay saldhiga booliska Jalalaqsi+Sawiro

0 Visits: 1100 | Wednesday March 23, 2016 - 20:08:11
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Gen, Maxamed Shiikh Xasan Xaamud oo ay weliyaan saraakiil isugu jira boolis, Soomaali iyo AMISOM, iyo taliyaha qeebta Booliska Gobolka Hiiraan Col'isaaq cali cubdule ayaa manta garay dagmada Jalalaqsi ee Gobolka hiiraan.

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo booliska kula dar daarmey adkeynta amaanka.

0 Visits: 751 | Wednesday March 23, 2016 - 15:54:13
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo la hadlayay saraakiil ka tirsan ciidamada booliska maamulkaasi ayaa ugu baaqay iney adkeeyaan amaanka deegaanada Mudug iyo Galgaduud.

Read More »