Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo Gobolka Galguduud ku dilay ku dhawaad 10 Dhagarqabe.

0 Visits: 248 | Thursday September 22, 2022 - 19:49:44
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal ka fuliyay nawaaxiga deegaanka Sino-dhaqo ee gobolka Galguduud, halkaasi oo ay maleeshiyaadka aragagixisada Al-shabaab gabaad ka dhiganayeen.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha Ciidanka Xds oo kormeeray Xerada Bali-doogle ee Kumaandooska Xds ee gobolka Shabeelaha hoose.

0 Visits: 220 | Wednesday September 21, 2022 - 16:37:12
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray Xerada Bali-doogle ee Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee gobolka Shabeelaha hoose.

Read More »

Ciidanka xoogga oo howl gallo ka dhacay Galguduud ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab

0 Visits: 234 | Wednesday September 21, 2022 - 11:08:42
Howlgal qorsheysan oo Ururada 6aad iyo 3-aad ee Kumaandooska Gor-gor ciidanka xoogga dalka ay ka sameeyeen degaanka Sino dhaqo oo 25 km u jiro degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud.

Read More »

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo qorsheysan ka sameeyay degaanno ka tirsan gobalka Hiiraan

0 Visits: 253 | Wednesday September 21, 2022 - 11:04:59
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 6-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska DANAB iyo Guutada 5-aad ee Qeybta 27-aad ee Ururuka 8-aad Kumaandooska Gorgor ayaa howlgallo amni xaqiijin ah kawada degaanadii dhowaan laga saaray maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab, kuwaas oo bariga Gobolka…

Read More »

Ciidanka Xoogga oo baab'iyay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo isku urursanayey deegaanka Sinadhaqo

0 Visits: 237 | Tuesday September 20, 2022 - 13:48:52
Ciidanka Xoogga dalka ayaa weerar culus ku qaaday xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo isku Urursanayey deeganka Sinadhaqo oo hoostaga magaalada Dhuusamareeb.

Read More »

Hirshabeelle oo Bulshada ugu baaqday hawlgal ka dhan ah Argagixisadda Al-shabaab

0 Visits: 226 | Tuesday September 20, 2022 - 13:47:49
Dowladda goboleedka Hirshabeelle ayaa bogaadisay guulaha wax ku oolka ah ee laga gaaray howlgalada baahsan ee ka socda deegaanada Hirshabeelle kuwaas oo lagu ciribtirayo kooxda argagixisada arxanka daran ee Al-shabaab.

Read More »

Ciidanka xoogga iyo dadka degaanka oo la wareegay goobo ay argagixisada ku dhuumaaleysanayeen.

0 Visits: 210 | Tuesday September 20, 2022 - 13:45:40
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya shacabka deegaanka ayaa maanta la wareegay deegaanka Sina-dhaqo oo Dhuusamareeb dhanka koonfureed kaga beegan 35 KM.

Read More »

Janaraal Odawaa "Ciidanka Xoogga dalku waxaa ay deegaanka Yasooman ku dileen 75 ka tirsan Argagixisada Al-shabaab".

0 Visits: 236 | Monday September 19, 2022 - 15:04:36
Waxaa sii korortay tirada dhimashada maleeshiyaadka Alshabaab ee lagu laayay deegaanka Yasooman Ee Gobalka Hiiraan.

Read More »

Ciidanka Kumaandooska GoGor oo dilay ku dhawaad 10 ka tirsan Maleeshiyaad Al-shabaab

0 Visits: 242 | Monday September 19, 2022 - 14:56:30
Afar xubnood oo ka tirsanaa agagixisada Al-Shabaab ayaa maanta lagu dilay howlgal ay ciidanka xoogga dalka ee Gorgor ka fuliyeen tuulooyinka Nuunaay, Nuun-garre iyo Tawakal oo u dhow degaanka Bariire ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Read More »

anaraal Biixi oo ka hadlay khasaaraha loo geystay Kooxda Nabadiidka Al-shabaab

0 Visits: 237 | Monday September 19, 2022 - 14:53:51
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka jawaabay hadalkii dhagarqabe Cali Dheere, ka soo yeeray kadib dharbaaxada iyo jabka ay ciidanka xoogga iyo dadka degaanka ay u geeysteen argagixisada Al-Shabaab.

Read More »

WAFDI UU HOGAAMINAYO MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY MAGAALADA WASHINGTON EE DALKA MARAYKANKA

0 Visits: 212 | Thursday September 15, 2022 - 20:37:38
Washington, Sebteembar 15. 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa gaaray magaalada Washington ee dalka Maraykanka.

Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO WADAHADALLO MIRO DHAL AH LA YEESHAY DHIGGIISA DALKA KENYA

0 Visits: 214 | Wednesday September 14, 2022 - 12:22:02
Nayroobi, Sebteembar 14. 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka labada dal iyo mustaqbalka iskaashiga labada shacab…

Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHAGEYSTAY WARBIXIN KU AADDAN DHISMAHA HAY'ADDA XISAABIYEYAASHA SOOMAALIYEED (SICPA)

0 Visits: 213 | Saturday September 10, 2022 - 21:47:13
Muqdisho, Sebteembar 10, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bare ayaa warbxin ku aaddan hawlaha la xiriira dhismaha hay'adda iyo doorkeeda shaqo ka dhagaystay…

Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI ADAG UGA HADLAY FALKII GURRACNAA EE AY ARGAGIXISADU KA GAYSTEEN DEEGAANADA HIRSHABEELLE IYO GALMUDUG.

0 Visits: 212 | Saturday September 03, 2022 - 19:28:54
Muqdisho, Sibteembar 03, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay falkii bahalnimada ahaa ee ay argagixisada arxan-laawayaasha ah ee Al-Shabaab ku xasuuqeen muwaaddiniin Soomaaliyeed oo nolol-maalmeedkooda caadiga ah watay, kuwaasi oo ku sugnaa…

Read More »

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO MADAXTOOYADA QARANKA KU QAABILAY DANJIRAHA DOWLADDA SHIINAHA U JOOGA SOOMAALIYA

0 Visits: 223 | Thursday September 01, 2022 - 20:04:04
Muqdisho, Sibteembar 01,2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya dalkeenna Mudane Fei Shengchao.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Oo Boggaadiyay Howlgalada Ka Socda Gobalka Hiiraan

0 Visits: 268 | Saturday August 20, 2022 - 16:13:00
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo maanta Shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray wuxuu ku boggaadiyay howlgalada ciidanka Xoogga Dalka ka fuliyeen gobalka Hiiraan oo ka tirsan Mamulka Hir-Shabelle.

Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DIB UGU SOO CELIYEY SAADAQ CUMAR MOHAMED DARAJADIISA CIIDANNIMO

0 Visits: 306 | Monday August 15, 2022 - 21:31:39
Muqdisho, Ogostoo 15, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Booliska Soomaaliyeed, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad…

Read More »

Taliyaha Ciidanka dhulka oo gaaray deegaano ka tirsan gobalka Hiiraan oo ay howlgalo ka dhan Nabadiidka Al-shabaab ay ka socdaan

0 Visits: 276 | Monday August 15, 2022 - 17:54:07
Gobolka Hiiraan waxaa ka socda howlgallo lagu ciribtirayo argagixisada Al-Shabaab, Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi, Taliyaha qeybta 27-aad iyo saraakiil kale oo ka tirsan militeriga Soomaaliya, ayaa maanta gaaray jiida hore ee dagaalka.

Read More »

Ciidanka Danab oo fashiliyay qaraxyo Nabadiidku Al-shabaab ay doonayeen iney ku dhibaateeyaan shacabka.

0 Visits: 282 | Sunday August 14, 2022 - 14:46:56
Ciidamada Kumaandooska Danab gaar ahaan Ururka 5-aad, guutada 16-aad ayaa waxay howlgalo miino baariis ah ka sameeyeen deegaano duleedka ka ah magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka Jubbaland.

Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY FURITAANKA MADASHA GANACSIGA SOOMAALIYA IYO UGANDA

0 Visits: 254 | Wednesday August 10, 2022 - 23:02:33
Kampala, Ogoosto 10, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya iyo Uganda ayaa ka warbixiyey fursadaha iyo koboca dhaqaale ee labada dal ay ka faa'iidayaan hirgelinta iskaashiyada ay wada gaareen…

Read More »