Share with your friends via email

Shirka Wada tashiga heer Gobol ee doorashada 2016 oo ka bilowday magaalooyinka dalka

Shirka wada tashiga heer gobol ee looga arrinsanayo nooca doorasho ee dalka ka dhici karta sanadka 2016 ayaa ka bilowday magaalooyinka maamul goboleedyada dalka, iyadoo shirarkan lagu uruurinayo fikradaha shacabka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip