Share with your friends via email

Wasiirka Gaashaandhigga oo tababar u soo xiray askar ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed islamarkaana qaarkood siiyay Darjooyin. (Sawiro)

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta tababar u soo xiray saraakiil dhameysatay tababar layli sarkaal ah, waxaana munaasabadda ka dhacday xerada Jazeera ka qeyb galay Taliyaha Ciidamadda Xooga dalka Jen. Daahir Aad

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip