Ciidanka geesiyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), oo garab ka helaya kacdoonka shacabka ee Macawiisleyda gobolka Hiiraan, ayaa saaka waaberigii fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu beegsaday fariisin Khawaarijtu ku lahaayeen deegaanka ceel-dheere o