Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha Dadka Deegaanka, iyo Ciidanka Nisa,ayaa maanta jab xooggan gaarsiiyay Khawaarijta ka dib markii howlgal si aad ah loo qorsheeyay cagta lagu mariyay fariisimo Khawaarijta ay ku lahaayeen deegaanada Jiinka wabiga e