Share with your friends via email

Dood cilmiyeed uu soo agaasimay Xafiiska Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan xasilinta iyo ilaalinta arrimaha rayidka ayaa maalintii labaad lagu qabtay magaalada Kismaayo.

Shirkan oo muddo soo socday, ayna maanta ahayd gunaanadkiisa ayaa si wayn loogu faaqiday muhiimadda ay leedahay wada shaqaynta hay'adaha

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip