Share with your friends via email

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo maanta xafiiskiisa kulan kula-yeeshay Agaasimaha ururka Heeganka Barriga Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula-yeeshay Agaasimaha ururka Heeganka Barriga Africa Gen, Paul Kahuria Njema iyo wafdi uu Hogaaminayay oo Muqdisho soo gaaray

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip