Share with your friends via email

Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaalieed kulan la qaatay Lataliyaha dagaalka ka dhanka ah Argagixisada ee Safaarada Mareekanka ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaalieed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay Lataliyaha dagaalka ka dhanka ah Argagixisada ee Safaarada Mareekanka ee Soomaaliya Flannery Robert.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip