Share with your friends via email
Horjooge Aaden Raabbi Cabdullaahi oo ka tirsanaa khawaarijta ayaa isu soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka ee uu fadhigoodu yahay degaanka Farlibaax oo 45 km galbeed kaga beegan Baladweyne.
Aaden Raabbi ayaa sheegay in uu u adkaysan waayay tacaddiyada iyo dhibaatooyinka gurracan ee ay shacabka ku hayaan khawaarijta,