Share with your friends via email

Ciidanka degaanka ee magaalada Xaar-dheere ayaa waxaa isku soo dhiibay khawaarij Baxsad ah.

Ilyees Ibraahim Cabdi oo magaciisa Afgarashada yahay Xasan Xabeeb kana tirsanaa Khawaarijta mudo Seddexsano ah qeybta Xisbada ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Deegaanka ee ka Hawlgala Degmada Xaradheere ee gobalka Mudug.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip