Share with your friends via email

Madaxweynaha JFS oo shirguddoomiyay kulan degdeg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulan degdeg ah oo looga hadlayey saameynta ka dhalatay roobabka wata daadadka xooggan ee ka da'ay qeybo badan oo ka mid ah gobollada dalka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip