Share with your friends via email

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Maleeshiyaadka Kooxda Khawaarijta Al-shabaab kala wareegay degaanka Guulane iyo Degaano kale,

Ciidanka XDS ayaa maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta kala wareegay degaanada Guulane, Mubaax, Daaru-Salaam iyo Xarga-dheere ee gobolka Shabeelaha dhexe sida uu Warbaahinta Ciidamadda u xaqiijiyay Taliyaha Ciidanka Dhulka Xds Gen:Maxamed Tahliil Biixi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip