Share with your friends via email

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI ADAG UGA HADLAY FALKII GURRACNAA EE AY ARGAGIXISADU KA GAYSTEEN DEEGAANADA HIRSHABEELLE IYO GALMUDUG.

Muqdisho, Sibteembar 03, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay falkii bahalnimada ahaa ee ay argagixisada arxan-laawayaasha ah ee Al-Shabaab ku xasuuqeen muwaaddiniin Soomaaliyeed oo nol

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip