Share with your friends via email

DEG DEG NISA oo Muqdisho dishay 12 xubnood oo ka tirsanaa Nabdiidka Al-Shabaab

Qoraal kooban oo hey'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ay ku baahisay barteeda Twitterka ayaa lagu shaaciyey in 12 xubnood oo ka tirsanaa Kooxda UGUS Al-Shabaab ay caawa Muqdisho ku dileen ciidamada ammaanka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip