Share with your friends via email

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Qatar, isaga oo halkaas ay ku soo dhoweeyeen Danjireheenna Dalka Qatar Mudane Cabdirisaaq Faarax Cali Taan

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip