Share with your friends via email

Ciidanka Xoogga dalka oo ka qeyb qaadanaya gurmadka abaaraha.

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Biyo dhaamin u sameeyey qaar ka mid ah Bulshada ku dhaqan deegaano ka tirsan Gobolka mudug oo ay Saamaysay abaarta daran, taas oo ku dhufatay qaybokKa mida goboladda Dalka Soomaaliya

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip