Share with your friends via email

Taliyekuxigeenka Ciidanka Xoogga Dalka oo Kooxda Horseed ee Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay hanashada horyaalka Somali Premier League ,

Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sarreeye Guuto Cabaas Amiin Cali ayaa Kooxda Horseed ugu hambalyeeyey hanashada horyaalka kubadda cagta ee Dalkeena.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip