Taliyaha Ciidammada Mareykanka ee AFRICOM oo booqday Xerada Kumandooska Danab ee Bali-doogle "Sawirro"
Wafdi Saraakiil uu Hogaaminayo Taliyaha Ciidammada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) Gen. Stephen J. Townsend ayaa gaaray Xerada Balidgoogle oo fariisin u ah Ciidanka Kumaandooska Danab ee XDS.