Share with your friends via email

Rai'isul wasaare Rooble iyo Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Britain oo ka wada hadlay arrimaha Soomaaliya

Ra'isul Waaaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Britain ,Dominic Raab ,kaas oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ,arimaha amniga,xaaladda siyaasadeed iyo doorashooyinka

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip