Share with your friends via email

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray goobihii uu fatahaadda ka sameeyay Webiga Shabeelle "SAWIRRO"

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer ku tagay Tuulada Baareey oo dhawaan uu ku fatahay Wabiga Shabeelle.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip