Share with your friends via email

R/Wasaare Rooble oo salaadda Ciidul-fitri la dukaday shacab iyo mas'uuliyiin kale

Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa saaka ka qeybgalay tukashada salaadda Ciidul-fitri oo lagu oogay masjidka Shuhadaa ee Magaalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip