Share with your friends via email

Guddoomiyaha Degmada Beladweyne oo maanta deeq gaarsiiday Guutada 5-aad,Q 27-aad ee CXD "

Maayarka Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan Marwo Nadar Tabaax Maalin ayaa maanta deeq isugu jirta Xoolo nool oo Ari ah iyo agab kale oo ay kamid yihiin Bustayaal waxay gaarsiisay ciidamada xooga dalka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip