Share with your friends via email

Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya oo kormeeray fariisimo ciidan oo ku yaalah Awdheegle.

Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia, Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa booqaday Degmadda Awdheegle ee Shabeelaha Hoose halkaas oo halkaas oo fariisin u ah ciidamo tirsan xoogga dalka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip