Share with your friends via email

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo amni ka sameeyay Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 3-aad qeybta 27-aad Xoogga Dalka ayaa howlgal Amniga lagu xaaqiijinayay islamarkaasna lagula dagaalamayay dhagar qabayaasha miinooyinka ku aasa inta udhexeeysa degmada Balcad iyo degaanka Qalimoow

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip