Share with your friends via email

Safiirka DFS u fadhiya Dalka Qatar oo kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan CXDS oo Tababar u jooga dalkaas.

Safiirka Dowladda Federalka Soomaaliya u jooga Dalka Qatar ayaa kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Tababar u jooga dalkaas.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip