Share with your friends via email

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo fashiliyay Qarax lala damacsanaa in lagu dhibaateeyo shacabka

War kasoo baxay Taliska Ciidan Boliiska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in ciidanka Booliiska ay fashiliyeen qarax is-miidaamin ahaa oo la doonayay in lagu wax yeelleeyo shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip