Share with your friends via email

Sadax Horjooge Oo Katirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab Ayaa Lagu Wadaa In Lagu Daro Liiska Argagixisada Aduunka.

Sadax Horjooge oo ka tirsan maleeshiyaadka argagixisada Alshabaab ayaa lagu daraaay Liiska xubnaha loo aqoonsaday inay kamid yihiin Argagixisaddaaduunka, marka ay isku raacaan Xubnaha Golaha Ammaanka ee Jamciyada Qurumaha kadhexeeyso.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip