Share with your friends via email

Ciidanka gaarka ah ee Booliska Soomaliya oo Howlgal ka fuliyay Degmada Afgooye''Sawirro''

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Haram-cad ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka waxay ka sameeyeen degmadda Afgooye ee gobolka Sh.hoose, waxaana sidoo kale Ciidanka ay sugayaan amniga wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip