Share with your friends via email

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgalo ka wada Gobolka Sh.hoose

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed ayaa waxay howlgallo ay ka sameeyeen qaybo ka mid ah gobolka Shabeelaha hoose , ujeedka howlgalka ayaa ahaa siddii Lagu xaqiijin lahaa ammaanka guud ee deegaanada gobolka shabeelaha hoose.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip