Share with your friends via email

Duqeyn dhanka cirka ah oo lagu dilay horjooge ka tirsan Alshabaab.

Ciidanka xoogga JFS oo kaashanaya taliska Mareykanka ee Africa (Africom) ayaa duqeyn ay ka fuliyeen deegaan Saaxa-weyne ku dilay horjooge sare oo Argagixisada Al-shabaab ka tirsan iyo tiro maleyshiyaad ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip