Share with your friends via email

Askari Balad xaawo ku dilay qof shacab ah oo la xukumay.

Cumar Aadan Xuseen ayaa loo soo xiray 05-tii May Sanadkii tegay dil uu u gaystay AUN Marxuum Abuukar Saalax Xareed Cadow dilkaasi oo ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobalka Gedo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip