Share with your friends via email

Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Garoowe+Sawirro

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka diyaaradaha ee Gen Maxamed Abshir Airport Garoowe kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal iyo Wafdi uu hoggaaminayo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip