Share with your friends via email

Wasiirka Gaashaandhigga oo booqday dhaawacyada Qaraxii argagixiso ee Gaalkacyo "SAWIRRO"

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneral Cabaas Amiin ayaa waxay booqdeen ciidamadii ku soo dhaawacmay weerarkii argagixiso

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip