Share with your friends via email

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Hambalyo Udiray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Oo u dabaaldagaya Sanadguuradooda 77-aad,

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreye Guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa hambalyo udiray ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo u dabaaldagaya sanadguuradooda 77-aad ee kasoo wareegatay markii la aas aasay sanadkii 1943-dii.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip