Ciidanka Amaanka Gobolka Bari Oo Howlgal Kasameeyay Magaalada Boosaas,
War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska qaybta Booliiska Gobalka Bari ayaa lagu sheegay in Howlgal lagu xaqiijinayo amniga laga sameyay cawa gudaha magaalada Boosaaso ee Xarunta ganacsiga Puntland.