Share with your friends via email

Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Horjooge Kudilay Shabeelada Hoose,

Kadib howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee danab kasameeyeen degaanka xeebta ee jilib-marka oo hoosyimaado degmada marka ee gobolka shabeelada hoose ayay ku qaarijiyeen horjooge katirsanaa maleeshiyaadka al-shabaab.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip