Share with your friends via email

Ciidanka Oo Bur-buriyay Saldhigyo Al-shabaab ay kulahaayeen Gobolka Hiiraan,

Kadib howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed kasameeyeen inta udhexeeyso degmooyinka Baledweeyne iyo Maxaas ee gobolka ayay ku bur-buriyeen meelo ay ku dhuumaaleeysanayeen maleeshiyaadka al-shabaab.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip