Share with your friends via email

Horjoogahii Maleeshiyaadka Al-Shabaab uqaabilsanaa Maaliyaad Gobolka Shabeelaha hoose oo isku Soo Shiibay CXDS.

Horjooge Maxamed Abukar Maxamed Dhagoole magaciisa afgarashada {Caato} oo maleeshiyaadka al-shabaab u qaabilsan maaliyaada Gobolka shabeelaha hoose ayaa isku soo dhiibay Ciidamadda kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip