Share with your friends via email

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Sheegay in Wax Lug ah aysan ku lahayn Dhacdadii Degaanka Gololeey Ee Degmada Balcad.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/guuto Odawaa Yuusuf Raage oo caawa shir jaraa'id Ku Qabtay Magaalada Cadaado ayaa sheegay in xoogga dalku aysan wax lug ah ku lahayn dhacdadii dadka lagu laayey ee ee degaanka Gololeey Gobolka Shabeelaha Dhexe.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip