Share with your friends via email

Taliyaha ciidanka xoogga oo kormeer ku tagay Dugsiga tababarka Har-qaboobe ee degmada Guri-ceel

Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta komeer ku tagay ciidamo tababar uu uga socday dugsiga tababarka ee Har-qaboobe ee degmada Guriceel kuwaasi oo loo tababarayo dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisa Al-shaab .

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip