Share with your friends via email

Howlgal lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab

Afhayeenka Wasaaradda amniga maamul Goboleedka Jubbaland, Cabdi Nuur Ibraahim Xuseen, ayaa sheegay in howlgal ay Ciidamadu ka sameeyeen Tuulooyin ka tirsan Kismaayo iyo Jamaame ay ku dileen xubno ka tirsanaa Al-Shabaab.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip